Bibla në internet

- Reklamat -

Markos 1:5 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Waẖay ukae̱n asaga dadki dalki yahud kuli iyo kuwi Yerusalem oḋan, waẖa lugubatisey kuli wobi Yordan, oyghirten dembi godha.

Shih kapitullin Kopjo të gjitha

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya.

Shih kapitullin Kopjo të gjitha

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Markaas ayaa dad badan ka yimaadeen Yuhuudiya iyo Yeruusaalem si ey u dhageystaan Yooxanaa. Dembiyadooda markey qirtaanna wuxuu ku baabtiisayay webi Urdun.

Shih kapitullin Kopjo të gjitha

Kitaabka Quduuska Ah

5 Markaasaa waxaa u soo baxay dadkii Yahuudiya oo dhan iyo kuwii Yeruusaalem oo dhan, oo kulligoodna Webi Urdun ayuu ku baabtiisay, iyagoo dembiyadooda qiranaya.

Shih kapitullin Kopjo të gjitha

Markos 1:5

Na ndiq:

Reklamat

Reklamat