Markos 1:22 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Way kuyaben barid disa, sababti waẖu kubarayey sidi mid amar leh manaaha sidi kuwi fartayaghan. Shih kapitullinKITAABKA QUDUUSKA AH22 Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimada. Shih kapitullinEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 Wax baritaankiisi ayaa ka yaabiyay dadka, waayo wuxuu wax u baray sidii mid awood leh, mana uu ahayn sida macalimiinta sharciga Muuse oo kale. Shih kapitullinKitaabka Quduuska Ah22 Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimmada. Shih kapitullin |