Bibla në internet

- Reklamat -

Luukos 1:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

41 Elisabed markey maqashay salaantii Maryan cunuggii uurkeeda ku jiray ayaa ku dhex boodbooday, Elisabedna Ruuxa Quduuska ah ayaa ka buuxsamay.

Shih kapitullin Kopjo të gjitha

KITAABKA QUDUUSKA AH

41 Oo waxaa dhacay goortii Elisabed salaantii Maryan maqashay in ilmihii uurkeeda ku boodbooday; Elisabedna waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah.

Shih kapitullin Kopjo të gjitha

Kitaabka Quduuska Ah

41 Oo waxaa dhacay goortii Elisabed salaantii Maryan maqashay in ilmihii uurkeeda ku boodbooday; Elisabedna waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah.

Shih kapitullin Kopjo të gjitha

Luukos 1:41

Na ndiq:

Reklamat

Reklamat