Markos 5:35 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Kolku hadlayey, dad ba kaimaden gurigi ninki uweyna sunaguga, waẖay ḋehen: Geber tadha way ḋimatey, maẖad uḋibeysa maa̱linka hadana? Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH35 Goortuu weli hadlayay waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid kuwii yidhi, Gabadhaadii waa dhimatay. Maxaad Macallinka u sii dhibaysaa? Gade chapit laEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Ciise oo weli hadlaya ayaa kuwa ka yimaadeen gurigii Yayros, kaasoo hogaamiyaha sunagogga ahaa, oo ku yiraahdeen, “Gabadhaadi wey dhimatay, ee macalinka maxaad u dhibaysaa?” Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah35 Goortuu weli hadlayay waxaa gurigii taliyaha sunagogga ka yimid kuwii yidhi, Gabadhaadii waa dhimatay. Maxaad Macallinka u sii dhibaysaa? Gade chapit la |