Markos 4:41 - Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)41 Waẖa gashey a̱bsi weyn, waẖay iskulahadlen: Wayo kan hade, dabesha iyo bada oymaghlan? Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH41 Aad bay u baqeen, oo waxay isku yidhaahdeen, Haddaba yuu yahay kan xataa dabaysha iyo badduba yeelaan? Gade chapit laEreyga Illaahey Axdiga Cusub41 Markaas ayey xertii wada argagaxeen oo ey is weydiiyeen, “Kani yuu yahay? Xitaa duufaanta iyo hirarka ayaa adeecaya!” Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah41 Aad bay u baqeen, oo waxay isku yidhaahdeen, Haddaba yuu yahay kan xataa dabaysha iyo badduba yeelaan? Gade chapit la |