Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 6:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Halkaasna mucjisooyin kuma uusan sameyn karin, laakiin dhowr qof ayuu gacanta saaray oo bogsiiyay.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Meeshaas shuqul xoog leh kuma samayn karin inuu dhawr buka gacmihiisii saaro oo bogsiiyo mooyaane.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

5 Asagana kumaasan subin karin inshar ẖagas, ḋowr jiran osgaa̱maha sarey mahee, osnafayobeyey.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

5 Meeshaas shuqul xoog leh kuma samayn karin inuu dhawr buka gacmihiisii saaro oo bogsiiyo mooyaane.

Gade chapit la Kopi




Markos 6:5

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite