Markos 6:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Galabtii markii la gaaray ayaa xertiisi u yimaadeen Ciise oo ku yiraahdeen, “Meeshan waa meel cidlo ah, waqti dambe ayaana la joogaa. Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH35 Goortii maalintii hore u badatay ayaa xertiisii u timid oo ku tidhi, Meeshu waa cidlo, haddana maalintii horay u badatay. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Kolku gabalka gabtey, asaẖab tisa way uimaden, waẖay ḋehen: Mesha tan wa i̱dla, hadana gabalka wa gabtey. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah35 Goortii maalintii hore u badatay ayaa xertiisii u timid oo ku tidhi, Meeshu waa cidlo, haddana maalintii horay u badatay. Gade chapit la |