Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 6:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Laakiin kuwii arkay goortay tagayeen ayaa u raacay meeshii ey u socdeen. Dad badan oo magaalo walba ka yimaadayna orod ayey ku tageen meeshii ey u socdeen oo wey kaga hor mareen.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Dadkii baase arkay iyagoo tegaya, qaar badanna way garteen, oo magaalooyinka oo dhan ayay ka soo ordeen, wayna ka dheereeyeen.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

33 Waẖay arkayen, kolkey ḋofayen, kuwa badan ba garten, waẖay iskulaorden lugaha tan iyo meshas, waẖay kasobeẖen beledyalko ḋan, way garen horta, way usoaruren.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

33 Dadkii baase arkay iyagoo tegaya, qaar badanna way garteen, oo magaalooyinka oo dhan ayay ka soo ordeen, wayna ka dheereeyeen.

Gade chapit la Kopi




Markos 6:33

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite