Bib sou entènèt

- Piblisite -

Markos 6:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Kani miyuusan ahayn faryaamoolihii ina Maryan ahaa, walaalkii Yacquub, Yuusuf, Yuudas iyo Simoon? Oo gabdhaha walaalihiis ah miyeysan magaaladan na la joogin?” Dadkiina aad ayey uga xumaadeen.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Kanu miyaanu ahayn nijaarkii, ina Maryan, kii walaal u yahay Yacquub, iyo Yoosee, iyo Yuudas, iyo Simoon; gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin? Wayna ka xumaadeen.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

3 Kankada sow maaha ged ghorki, wilki Maryan iyo Yaghub walal kisa, iyo Yose iyo Yuda iyo Simon gebḋa walala hisa ahna, sow nalamajogan?

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

3 Kanu miyaanu ahayn nijaarkii, ina Maryan, kii walaal u yahay Yacquub, iyo Yoosee, iyo Yuudas, iyo Simoon; gabdhihii walaalihiis ahaana miyaanay inala wada joogin? Wayna ka xumaadeen.

Gade chapit la Kopi

Markos 6:3

Swiv nou:

Piblisite

Piblisite