Markos 6:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Gabadhii ayaa baxday oo ku tiri hooyadeed, “Maxaan weydiistaa?” Markaas ayaa hooyadeed u jawaabtay oo ku tiri, “Madaxa Yooxanaa Baabtiisaha.” Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH24 Markaasay baxday oo hooyadeed ku tidhi, Maxaan weyddiistaa? Oo waxay tidhi, Madaxa Yooxanaa Baabtiisaha. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Way baẖdey, waẖay kutiri habar tedha: Maẖan tuga? Waẖay tiri: Madaẖi Yohana Batisayo. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah24 Markaasay baxday oo hooyadeed ku tidhi, Maxaan weyddiistaa? Oo waxay tidhi, Madaxa Yooxanaa Baabtiisaha. Gade chapit la |