Markos 5:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Habeen iyo maalin ayuu joogi jiray xabaalaha iyo meelaha buuraha ah, isaga oo qaylinaya dhagaxyana isku jarjaraya. Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH5 Weligiiba, habeen iyo maalin, ayuu buuraha iyo xabaalaha joogi jiray isagoo qaylinaya oo dhagaxyona isku jarjaraya. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Beri walbana, haben iyo malin, waẖu jogey ẖabalaha iyo buraha wa ughaylinayey, oudagaẖa iskugoygoynayey. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah5 Weligiiba, habeen iyo maalin, ayuu buuraha iyo xabaalaha joogi jiray isagoo qaylinaya oo dhagaxyona isku jarjaraya. Gade chapit la |