Markos 5:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Gabadhii ayuu gacanta qabtay oo ku yiri, “Talita qumi!” (Taas oo macnaheedu yahay “Yariisay, waxaan kugu leeyahay kac!”) Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH41 Kolkaasuu gabadhii gacanteeda qabtay oo ku yidhi, Talita qumi, taasoo micneheedu yahay, Gabadhay, waxaan ku leeyahay, Kac. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)41 Waẖu ghabtey gaa̱nti geberta, waẖu yiri: Talitha kumi, maa̱na hedha: Geberyehay waẖan kuleyahay, ka̱. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah41 Kolkaasuu gabadhii gacanteeda qabtay oo ku yidhi, Talita qumi, taasoo micneheedu yahay, Gabadhay, waxaan ku leeyahay, Kac. Gade chapit la |