Markos 5:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Qofna uma ogolaan inuu raaco waxaanan ka ahayn Butros, Yacquub iyo Yooxanaa. Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH37 Ninnana uma oggolaanin inuu raaco, Butros, iyo Yacquub, iyo Yooxanaa oo ahaa Yacquub walaalkiis, maahee. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Manaasan deynin ghof, inu rao̱ Petro mahee iyo Yaghub iyo Yohana walalki Yaghub. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah37 Ninnana uma oggolaanin inuu raaco, Butros, iyo Yacquub, iyo Yooxanaa oo ahaa Yacquub walaalkiis, maahee. Gade chapit la |