Bib sou entènèt

- Piblisite -

Markos 5:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Kadib naagtii oo ogaatay in la bogsiiyay ayaa timaaday oo cagihii Ciise ku dhacday, iyadoo cabsi la giriiraysa, oo sheegtay runtii wixii ey sameysay.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Naagtiise waa baqday oo gariirtay iyadoo garanaysa wixii loogu sameeyey. Markaasay timid oo hortiisa ku dhacday oo runtii oo dhan u sheegtay.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

33 Nagtina a̱bsi bagashey iyo garir, way garatey waẖa heley, way utimid, way ukuftey, way uwadashegtey runto ḋan.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

33 Naagtiise waa baqday oo gariirtay iyadoo garanaysa wixii loogu sameeyey. Markaasay timid oo hortiisa ku dhacday oo runtii oo dhan u sheegtay.

Gade chapit la Kopi

Markos 5:33

Swiv nou:

Piblisite

Piblisite