Markos 5:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Isla waqtigaasba Ciise wuxuu gartay in xoogga wax lagu bogsiiyo isaga ka baxay. Markaas ayuu dadkii badnaa u jeestay oo weydiiyay, “Yaa dharkeyga taabtay?” Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH30 Ciise kolkiiba wuxuu iska gartay in xoog ka baxay isagii, oo intuu cidhiidhiga ku soo jeestay ayuu yidhi, Yaa dharkayga taabtay? Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)30 Marko Yesu waẖu kagartey nafti gisa, inu kabeẖey ẖog, waẖu kugadomey makhlugha, waẖu yiri: Ya igatabtey maryaha? Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah30 Ciise kolkiiba wuxuu iska gartay in xoog ka baxay isagii, oo intuu cidhiidhiga ku soo jeestay ayuu yidhi, Yaa dharkayga taabtay? Gade chapit la |