Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 4:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

39 Isla markii ayuu kacay oo canaantay duufaantii iyo hirarkii oo ku yiri, “Aamus oo deg!” Kadibna duufaantii ayaa degtay oo wax walbana wey wada aamuseen.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

39 Kolkaasuu kacay oo dabayshii canaantay, oo badduu ku yidhi, Aamus oo xasil. Markaasaa dabayshii degtay oo xawaal weyn baa dhacday.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

39 Watosey, waẖu a̱nantey dabesha, waẖu kuyiri bada: Amus oẖasil. Dabeshi way ḋamatey, waẖey noghotey shwar weyn.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

39 Kolkaasuu kacay oo dabayshii canaantay, oo badduu ku yidhi, Aamus oo xasil. Markaasaa dabayshii degtay oo xawaal weyn baa dhacday.

Gade chapit la Kopi




Markos 4:39

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite