Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 4:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 Isla markiiba waxaa kacay duufaan daran, hirarkiina doontii ayey ku dhaceen oo doontiina biyo ayaa ka buuxsami gaaray.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Waxaa kacay duufaan weyn oo dabayl ah, hirarkiina doonniday ku dhaceen ilaa ay doonnidii buuxsamaysay.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

37 Doniya kale ba lajiren. Waẖa timid darbad weyno dabel leh, hirarka waẖay kuḋeḋee̱n donida, tan iyo waẖa kabuẖsantey biya.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

37 Waxaa kacay duufaan weyn oo dabayl ah, hirarkiina doonniday ku dhaceen ilaa ay doonnidii buuxsamaysay.

Gade chapit la Kopi




Markos 4:37

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite