Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 4:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

36 Dadkii badnaa ayey ka tageen oo waxey galeen doontii uu Ciise ku jiray oo dhinaca kale ayey tageen, dooma kale ayaana la jiray.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

36 Goortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

36 Waẖay ladardarmen makhlughi, waẖay kughaden donida sidu aha.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

36 Goortay dadkii badnaa direen, isagay wadeen intuu doonnidii ku jiray, oo doonniyo yaryar oo kalena way la jireen.

Gade chapit la Kopi




Markos 4:36

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite