Markos 4:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Maalintaas galabteedii markii la gaaray ayuu Ciise xertiisi ku yiri, “Bal aan dhinaca kale tagno.” Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH35 Maalintii qudheedii, goortii makhribkii la gaadhay, wuxuu iyaga ku yidhi, Dhanka kale aan u gudubnee. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Berigas kolkey eheyd makhrib, waẖu kuyiri: An ugudubno gedigas. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah35 Maalintii qudheedii, goortii makhribkii la gaadhay, wuxuu iyaga ku yidhi, Dhanka kale aan u gudubnee. Gade chapit la |