Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 4:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Ciise wuxuu iyaga ku yiri, “Miyaad laambad u shidaan si aad weel ugu dabooshaan ama sariirta hoosteeda u dhigtaan? Laambada soo lama dhigo laambad saarka?

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Ilays ma waxaa loo keenaa in la hoos geliyo weel ama sariir? Sow lama saaro meeshii ilayska?

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

21 Waẖu kuḋehey: Ma waẖa lokeney musbaẖda in lageliyo dambisha hostedha ama sarirta hostedha? Sow lamasaro miska korkisa?

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

21 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Ilays ma waxaa loo keenaa in la hoos geliyo weel ama sariir? Sow lama saaro meeshii ilayska?

Gade chapit la Kopi




Markos 4:21

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite