Markos 3:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Macalimiinta sharciga Muusana waxey ka yimaadeen Yeruusaalem oo waxey yiraahdeen, “Wuxuu ruuxyada wasakhda leh ku saaraa waa awoodda Be’elsebul oo ah amiirka ruuxyada wasakhda leh.” Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH22 Culimadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Kuwi fartayaghan okasodegen Yerusalem, waẖay ḋehen: Waẖu ghaba Beelsebul oẖogi ki uweyna jiniyada yu kubiẖiya jiniyada. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah22 Culimmadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa. Gade chapit la |