Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 3:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

21 Reerkiisa markey maqleen arintan ayey u yimaadeen si ey xaafada ugu wadaan, oo waxey yiraahdeen, “Wuu waalanyahay.”

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

21 Xigtadiisii goortay maqleen, ayay u soo baxeen inay qabtaan, waayo, waxay yidhaahdeen, Isagu waa waalan yahay.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

21 Kolkey khabarka helen gharaba disa, waẖay ukae̱n iney soghabtan, sababti waẖay ḋehen: Wa aghli beley.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

21 Xigtadiisii goortay maqleen, ayay u soo baxeen inay qabtaan, waayo, waxay yidhaahdeen, Isagu waa waalan yahay.

Gade chapit la Kopi




Markos 3:21

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite