Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 3:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Markii uu Ciise guriga tagay ayaa haddana dad badan isku urureen, oo isaga iyo xertiisana ma eysan awoodin iney wax cunaan.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Kolkaasuu guri galay; oo dad badan ayaa haddana ku soo ururay si aanay karin inay kibis cunaan.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Makhlugh ba isusoarurey hadana, tan iyo maayan karin iney u̱nan hunguri.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

20 Kolkaasuu guri galay; oo dad badan ayaa haddana ku soo ururay si aanay karin inay kibis cunaan.

Gade chapit la Kopi




Markos 3:20

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite