Bib sou entènèt

- Piblisite -

Markos 2:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Maalin Sabti ah Ciise iyo xertiisa oo dhex socda beer badar ah, ayey xertiisi bilaabeen iney sabuulladii goostaan.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Waxaa dhacay inuu sabtidii beeraha dhex marayay, oo xertiisii intay soconayeen ayay bilaabeen inay sabuullada jartaan.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

23 Waẖay eheyd berigi sabato, kolku marayey beraha ḋaẖdodha, asaẖab tisa waẖay bilaben, kolkey soo̱den, iney jebjebiyan sabulada.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

23 Waxaa dhacay inuu sabtidii beeraha dhex marayay, oo xertiisii intay soconayeen ayay bilaabeen inay sabuullada jartaan.

Gade chapit la Kopi

Markos 2:23

Swiv nou:

Piblisite

Piblisite