Markos 2:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Laakiin waqti ayaa imaan doona oo uu caruusku ka tagi doono, markaas ayey soomi doonaan. Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH20 Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan maalintaas. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Ilowse berya iman donan, olagaghadi dono ninki aroska, berya has yey somi donan. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah20 Laakiin waxaa iman doona maalmaha arooska laga qaadi doono, markaasay soomi doonaan maalintaas. Gade chapit la |