Markos 2:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Kadib Ciise wuxuu tagay warta Galili agteeda. Waxaa isaga u yimaaday dad badan oo wuxuuna bilaabay inuu iyaga wax baro. Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH13 Haddana wuu u baxay badda xeebteeda, oo dadkii oo dhan baa u yimid, wuuna wax baray. Gade chapit laMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Hadana waẖu ukae̱y bada barbar kedha, makhlugha oḋan asagey uimaden, wu barey. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah13 Haddana wuu u baxay badda xeebteeda, oo dadkii oo dhan baa u yimid, wuuna wax baray. Gade chapit la |