Bib sou entènèt

- Piblisite -

Markos 1:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

39 Kadibna Ciise wuxuu maray Galili oo dhan isaga oo ka wacdinaya sunagogyadooda oo dadkana ka saaraya ruuxyada wasakhda leh.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

39 Wuxuu galay sunagogyadoodii Galili ku yiil oo dhan; dadkana ayuu ka wacdiyey, jinniyadiina ayuu dadka ka saaray.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

39 Waẖu kuwa̱dinayey sunagugyal kodha Galilaya oḋan ḋaẖdedha, okabiẖiyey jiniyada.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

39 Wuxuu galay sunagogyadoodii Galili ku yiil oo dhan; dadkana ayuu ka wacdiyey, jinniyadiina ayuu dadka ka saaray.

Gade chapit la Kopi

Markos 1:39

Swiv nou:

Piblisite

Piblisite