Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 1:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

38 Markaas ayaa Ciise ugu jawaabay, “Soo baxa aan tagnee tuulooyinka meelahaan ka dhaw, si aan halkaasna uga soo wacdiyo waayo arintaas ayaan u imid.”

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

38 Wuxuu ku yidhi, Aan tagno magaalooyinka inoo dhow, inaan halkaasna wax ku wacdiyo; waayo, taas aawadeed ayaan u imid.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

38 Asagana waẖu yiri: Antagno mel kale buloyinka ḋowḋow ankuwa̱diye ẖagasna, sababtas daradedhan usobaẖay.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

38 Wuxuu ku yidhi, Aan tagno magaalooyinka inoo dhow, inaan halkaasna wax ku wacdiyo; waayo, taas aawadeed ayaan u imid.

Gade chapit la Kopi




Markos 1:38

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite