Bib sou entènèt

- Piblisite -




Markos 1:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Wax baritaankiisi ayaa ka yaabiyay dadka, waayo wuxuu wax u baray sidii mid awood leh, mana uu ahayn sida macalimiinta sharciga Muuse oo kale.

Gade chapit la Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimada.

Gade chapit la Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

22 Way kuyaben barid disa, sababti waẖu kubarayey sidi mid amar leh manaaha sidi kuwi fartayaghan.

Gade chapit la Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

22 Waxayna la yaabeen wax bariddiisa, waayo, wuxuu wax u barayay sida mid amar leh, oo uma uu baraynin sida culimmada.

Gade chapit la Kopi




Markos 1:22

Swiv nou:

Piblisite


Piblisite