Efesos 1:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Illaahey nimcadiisi ayuu dhiigga wiilkiisa noogu furtay nooguna dembidhaafay. Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH7 Isaga, sida ay hodantinimada nimcadiisu tahay, waxaynu dhiiggiisa ku leennahay madaxfurasho ah dembidhaafkeenna. Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah7 Isaga, sida ay hodantinimada nimcadiisu tahay, waxaynu dhiiggiisa ku leennahay madaxfurasho ah dembidhaafkeenna. Gade chapit la |