Efesos 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Illaahey wuxuu horey u go’aansaday inaan Ciise Masiix dartiis ku noqono ciyaalkii Illaahey. Waana wax uu rabay wuuna ku faraxsanaa. Gade chapit laKITAABKA QUDUUSKA AH5 oo hore inoogu doortay inuu inaga dhigto carruurtiisii xagga Ciise Masiix siduu doonayay oo ku farxay, Gade chapit laKitaabka Quduuska Ah5 oo hore inoogu doortay inuu inaga dhigto carruurtiisii xagga Ciise Masiix siduu doonayay oo ku farxay, Gade chapit la |