Yohana 7:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Walaalihiis haddaba waxay ku yidhaahdeen, Halkan ka bax oo Yahuudiya tag in xertaadiina aragto shuqullada aad samaynaysid. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Walaalihiis haddaba waxay ku yidhaahdeen, Halkan ka bax oo Yahuudiya tag in xertaadiina aragto shuqullada aad samaynaysid. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)3 Sa walalahisa wahay kuyirahden: katag inta uka̱ Yudea asaẖab tadha haarkene hawshadha adsubineyso. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 ayaa walaalihii Ciise isaga ku yiraahdeen, “Galili ka tag oo aad Yahuudiya, si xertaada halkaas joogta ey u arkaan shaqada aad haysid. Faic an caibideil |
Oo markuu ragga la hadlayay Elii'aab oo ahaa walaalkiisii ugu weynaa ayaa maqlay, oo Elii'aabna aad buu ugu cadhooday Daa'uud oo wuxuu ku yidhi, War maxaad u soo dhaadhacday? Oo bal yaad uga soo kacday xayntii idaha ahayd oo cidlada joogtay? Anigu waan aqaan kibirkaaga, iyo xumaanta qalbigaaga ku jirta, waayo, waxaad u timid inaad dagaalka fiirsato.