Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 4:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Maxaa yeelay, xertiisii magaaladay ku maqnaayeen inay cunto soo iibsadaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Maxaa yeelay, xertiisii magaaladay ku maqnaayeen inay cunto soo iibsadaan.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Sababti asaẖab tisa waẖay ukae̱n beledka iney sogadan hunguri.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waqtigaas xertiisi waxey tageen magaalada oo waxey dooneen cunto.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 4:8
7 Iomraidhean Croise  

Wuxuuse ku yidhi, Idinku siiya waxay cunaan. Waxay ku yidhaahdeen, Annagu wax ka badan shan kibsood iyo laba kalluun ma hayno, inaannu tagno oo dadkan oo dhan cunto u soo iibinno maahee.


Waxaana arooska loogu yeedhay Ciise iyo xertiisii.


Isla markii waxaa timid xertiisii, wayna la yaabeen markay arkeen inuu naag la hadlayo. Weliba ninna ma odhan, Maxaad doonaysaa? amase, Maxaad ula hadlaysaa iyada?


Waxaa magaaladaas ka rumaystay isaga dad badan oo reer Samaariya ah, hadalkii naagta aawadiis, markay marag furtay oo tidhi, Wuxuu ii sheegay wax walba oo aan sameeyey.


Haddaba wuxuu yimid magaalada Samaariya, oo Sukhar la odhan jiray, oo ku dhowayd dalkii Yacquub siiyey wiilkiisii Yuusuf.


Markaasaa waxaa timid naag reer Samaariya ah inay biyo dhaansato. Kolkaasaa Ciise wuxuu ku yidhi iyada, I waraabi.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan