Yohana 4:23 - Kitaabka Quduuska Ah23 Laakiin saacaddii baa imanaysa, waana joogtaa imminkada, markii caabudayaasha runta ihi ay Aabbaha ku caabudi doonaan ruuxa iyo runta, waayo, Aabbuhu wuxuu doonayaa caabudayaashaas oo kale. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiin saacaddii baa imanaysa, waana joogtaa imminkada, markii caabudayaasha runta ihi ay Aabbaha ku caabudi doonaan ruuxa iyo runta, waayo, Aabbuhu wuxuu doonayaa caabudayaashaas oo kale. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)23 Ilowse saa̱d baimaneysa wanajirta hadaba kuwi leh i̱bada run ah kolkay kua̱budi donan Abe naf iyo run: sababti Abena waẖu donaya dad sidi kuwas ugua̱budan. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub23 Laakiin waqti ayaa imaanaya waana la gaaray marka kuwa Illaahey sida runta ah u caabuda ey Illaahey ku caabudi doonaan Ruuxa iyo runta. Waayo caabudayaal sidaas oo kale ah ayuu Aabuhu doonayaa. Faic an caibideil |