Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 4:12 - Kitaabka Quduuska Ah

12 Miyaad ka weyn tahay awowahayagii Yacquub oo ceelka na siiyey oo isaga qudhiisu ka cabbay iyo wiilashiisii iyo xoolihiisuba?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Miyaad ka weyn tahay awowahayagii Yacquub oo ceelka na siiyey oo isaga qudhiisu ka cabbay iyo wiilashiisii iyo xoolihiisuba?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 Adiga miya kaweyn abahayna Yaghub onasiyey e̱lka kan onaftisa kawarabey, iyo ilma hisa, iyo ẖola hisa?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Miyaad ka weyn tahay awoowgeen Yacquub, kaasoo na siiyay ceel uu isagu xitaa ka cabay. Sidoo kale wiilashiisa iyo xoolahooduna ka cabeen?”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 4:12
8 Iomraidhean Croise  

Boqoradda koonfureed waxay xisaabta la kici doontaa dadka qarnigan, wayna xukumi doontaa, waayo, waxay ka timid meesha dhulka ugu shishaysa inay xigmadda Sulaymaan maqasho, oo bal eeg, mid Sulaymaan ka weyn ayaa halkan jooga.


Ciise ayaa u jawaabay oo ku yidhi iyada, Kii kasta oo biyahan ka cabbaa, mar kale wuu harraadi doonaa,


Awowayaashayo buurtan ayay ku caabudi jireen, idinkuse waxaad tidhaahdaan, Yeruusaalem waa meeshii la leeyahay in lagu caabudo.


Haddaba wuxuu yimid magaalada Samaariya, oo Sukhar la odhan jiray, oo ku dhowayd dalkii Yacquub siiyey wiilkiisii Yuusuf.


Waxaana meeshaas jiray ceelkii Yacquub. Haddaba Ciise oo sodcaal ku soo daalay, wuxuu fadhiistay ceelka agtiisa. Saacaddiina waxay ku qiyaasnayd lixda.


Miyaad ka sii weyn tahay aabbaheen Ibraahim oo dhintay, iyo nebiyadii dhintay? Yaad iska dhigaysaa?


Waayo, waxaa isaga lagu tiriyey inuu istaahilo ammaan ka badan tii Muuse, sida kan guriga dhisa uga murwad badan yahay guriga.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan