Yohana 13:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Butros ayaa ku yidhi, Weligaa cagaha ii maydhi maysid. Ciise wuxuu ugu jawaabay, Haddaanan kuu maydhin, qayb iguma lihid. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH8 Butros ayaa ku yidhi, Weligaa cagaha ii maydhi maysid. Ciise wuxuu ugu jawaabay, Haddaanan kuu maydhin, qayb iguma lihid. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)8 Petro waẖu kuyiri: Ebedan ima‐lugaḋagheysid. Yesu waẖu ujawabey: Hadanan kuluga‐ku‐ḋaghin gheyb igumalihid. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Butrosna wuxuu ku yiri, “Maya, waa in aadan cagaheyga dhaqin.” Ciisana wuxuu ugu jawaabay, “Haddaanan cagahaaga dhaqin weligaa igama mid noqoneysid.” Faic an caibideil |
Oo dadkii Israa'iil oo dhammuna markay arkeen inaan boqorku dhegaysan ayaa dadkii waxay boqorkii ugu jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Bal maxaan qayb ku leennahay Daa'uud? Dhaxalna kuma lihin ina Yesay. Haddaba dadkii Israa'iilow, teendhooyinkiinnii taga. Oo Daa'uudow, bal eeg, reerkaagii waa kuu kaas. Markaasay dadkii Israa'iil tageen teendhooyinkoodii.