Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 13:12 - Kitaabka Quduuska Ah

12 Haddaba markuu cagihii u maydhay iyagii, oo dharkiisa qaatay, oo haddana fadhiistay, markaasuu ku yidhi, Ma garanaysaan waxaan idinku sameeyey?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Haddaba markuu cagihii u maydhay iyagii, oo dharkiisa qaatay, oo haddana fadhiistay, markaasuu ku yidhi, Ma garanaysaan waxaan idinku sameeyey?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 Kolku uluga‐ḋaghey, asguntadey marya hisa osfaḋistey hadana waẖu kuyiri: Magaraneysan waẖan idinsubiyey?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 Goortii uu dhameeyay inuu cagahooda dhaqo, ayuu dharkiisi gashaday oo ku laabtay halkii uu fadhiyay. Markaas ayuu iyagii weydiiyay, “Miyaad fahanteen waxaan idiin sameeyay?

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 13:12
7 Iomraidhean Croise  

Oo markaasaa dadkii waxay igu yidhaahdeen, War maad noo sheegtid waxan aad samaynaysid ulajeeddadooda?


Sidaasuu Yexesqeel calaamad idiinku ahaan doonaa, oo wax alla wixii uu sameeyey ayaad idinkuna samayn doontaan. Oo markay waxaasu dhacaan ayaad ogaan doontaan inaan anigu ahay Sayidka Rabbiga ah.


Waxyaalahan oo dhan ma garateen? Waxay ku yidhaahdeen, Haah.


Wuxuuna iyaga ku yidhi, Miyaydnaan masaalkan garanaynin? Sidee baad masaalladii oo dhan u garan doontaan?


Waayo, kee baa weyn, ma kan cuntada u fadhiya baa mise waa kan adeega? Miyaanu ahayn kan cuntada u fadhiya? Aniguse sida kan adeega ayaan idiin dhex joogaa.


ayuu cashadii ka kacay oo dharkii iska dhigay, tuwaalna wuu qaatay oo guntaday.


Markaasaa Ciise u jawaabay oo ku yidhi, Waxaan samaynaya, garan maysid imminka, laakiinse dabadeed waad garan doontaa.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan