Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Yohana 13:10 - Kitaabka Quduuska Ah

10 Ciise ayaa ku yidhi, Kii maydhni uma baahna inuu maydho cagihiisa mooyaane, laakiin waa wada nadiifsan yahay, idinkuna waa nadiifsan tihiin, laakiin dhammaantiin ma aha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Ciise ayaa ku yidhi, Kii maydhni uma baahna inuu maydho cagihiisa mooyaane, laakiin waa wada nadiifsan yahay, idinkuna waa nadiifsan tihiin, laakiin dhammaantiin ma aha.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

10 Yesu waẖu kuyiri: Ninki ghabeystey muẖtaj umaaha inu luga ḋaghdo mahee ilowse wana safi kuli gisa, idinkana safi batihin ilowse kuli gin maihidin.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Ciise ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Kuwii horey u soo qubeystay waxa kaliya oo ey u baahanyihiin waa in cagaha laga dhaqo. Waayo jirkooda oo dhan waa nadiif, adiguna nadiif ayaad tahay, inkastoo kuligiin eydan nadiif wada ahayn.”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Yohana 13:10
23 Iomraidhean Croise  

Waayo, dhulka laguma arag nin xaq ah oo wanaag fala, oo aan dembaabin.


Taan jeclahayay, adigu waad qurxoon tahay, Oo innaba iin ma lihid.


Rabbigu wuxuu leeyahay, Maalmahaas iyo wakhtigaas waxaa la doondooni doonaa xumaantii dadka Israa'iil oo innaba ma ay jiri doonto, iyo dembiyadii dadka Yahuudah oo innaba lama heli doono, waayo, kuwii aan soo reebay waan saamixi doonaa.


Oo kii Casaaseel orgiga u sii daayayna waa inuu dharkiisa maydhaa, oo jidhkiisana biyo ku maydhaa, oo dabadeedna xerada galaa.


Oo qofkii iyaga gubaana dharkiisa waa inuu maydhaa, oo jidhkiisana biyo ku maydhaa, oo dabadeedna xerada soo galaa.


Oo naga cafi qaamahayaga sidaannu u cafinnay kuwa noo qaamaysan.


Dhammaantiin ka hadli maayo; waan garanayaa kuwaan doortay. Laakiin Qorniinka leh, Kan kibistayda cuna ayaa cedhibtiisa ii qaaday, waa inuu ahaado.


Markaasaa Simoon Butros ku yidhi, Sayidow, cagaha keliya ha ii maydhin, laakiin gacmaha iyo madaxana ii maydh.


Durba waad nadiifsan tihiin hadalkaan idinkula hadlay daraaddiis.


Sidaas daraaddeed haddii qof Masiix ku jiro waa abuur cusub, oo waxyaalihii hore way idlaadeen, bal eega, wax waliba way cusboonaadeene.


Wuxuu isaga oo aan dembi aqoonin ka dhigay inuu dembi noqdo aawadeen, inaynu noqonno xaqnimada Ilaah ee ku jirta isaga.


Haddaba, gacaliyayaalow, innagoo ballamadan haysanna, aan iska safayno nijaas kasta oo jidhka iyo ruuxa ku jirta, innagoo quduusnimada kaamilayna oo Ilaah ka cabsanayna.


Ilaaha nabadda qudhiisu quduus ha idinka wada dhigo, oo ruuxiinna iyo naftiinna iyo jidhkiinna dhammaan ha la wada ilaaliyo, iyagoo ceeb la' markii Rabbigeenna Ciise Masiix yimaado.


iyagoo ku saabsan cuntooyin iyo cabbitin iyo maydhmaydhid kala duwan oo ah amarrada jidhka oo keliya oo la dejiyey ilaa wakhtiga hagaajinta.


Waayo, dhammaanteen wax badan baynu ku gafnaa. Haddii nin ku gafi waayo hadalka, kaasu waa nin kaamil ah, wuuna xakamayn karaa jidhka oo dhan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan