Yohana 13:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Iidda Kormaridda horteed Ciise wuxuu garanayay inay timid saacaddiisii uu dunidan ka tegi lahaa ilaa Aabbaha, oo siduu u jeclaa kuwiisii dunida joogay, ayuu u jeclaa tan iyo dhammaadka. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Iidda Kormaridda horteed Ciise wuxuu garanayay inay timid saacaddiisii uu dunidan ka tegi lahaa ilaa Aabbaha, oo siduu u jeclaa kuwiisii dunida joogay, ayuu u jeclaa tan iyo dhammaadka. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Ida Pasakada hortedha Yesu kolku gartey inay saa̱d disa gartey oskategi dono adunkan osukai̱ dono Abaha, sidu uje̱la kuwisa ojogan adunka, sidas yuuje̱la tan iyo gadashi. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Iiddii Kormaridda ka hor, Ciise wuu ogaa in waqtigii uu aduunkan ka tagi lahaa oo Aabaha u tagi lahaa la gaaray. Siduu u jeclaa xertiisi dunidan joogtay, ayuu u jeclaa illaa dhamaadkii. Faic an caibideil |