Yohana 11:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Waxaa jiray nin buka oo ah Laasaros reer Beytaniya ee joogay tuulada Maryan iyo walaasheed Maarta. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH1 Waxaa jiray nin buka oo ah Laasaros reer Beytaniya ee joogay tuulada Maryan iyo walaasheed Maarta. Faic an caibideilMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Sa ninko bajirrana omaga i̱sa wa Lasaro layirahdo rer Betania, beledki Maryan iyo walasheda Marta. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Haddaba waxaa dhacday in nin Laasaros la yiraahdo uu xanuusanaa. Wuxuuna ku noolaa Beytaniya isaga iyo walaalihiis Maryan iyo Maarta. Faic an caibideil |