WACDIYAHA 4:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Oo haddana waxaan qorraxda hoosteeda ku fiirsaday wax aan waxba tarayn. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Oo haddana waxaan qorraxda hoosteeda ku fiirsaday wax aan waxba tarayn. Faic an caibideil |
Waxaa jira mid keligiis ah oo uusan mid labaadna wehelin, oo aan wiil iyo walaal toona lahayn. Hawshiisa oo dhammu dhammaad ma leh, oo indhihiisuna taajirnimo kama dhergaan. Oo wuxuu isku yidhaahdaa, Bal yaan u hawshoonayaa, yaanse naftayda waxyaalo wanwanaagsan ugu diidayaa? Taasuna waa wax aan waxba tarayn, waana dhib aad u xun.