Muujintii 9:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Oo dadkii saddex meelood oo meel waxaa lagu dilay saddexdan belaayo oo ah dabka iyo qiiqa iyo baaruudda afkoodii ka soo baxay. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH18 Oo dadkii saddex meelood oo meel waxaa lagu dilay saddexdan belaayo oo ah dabka iyo qiiqa iyo baaruudda afkoodii ka soo baxay. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Dadka Saddex meelood meel waxaa dilay saddexdan balaayo, dab, qiiq iyo baaruud oo afkooda kasoo baxayay. Faic an caibideil |
Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii afraad, markaasaa waxaa wax lagu dhuftay qorraxda saddex meelood oo meel, iyo dayaxa saddex meelood oo meel, iyo xiddigaha saddex meelood oo meel, in saddex meelood oo meeli ay gudcur noqoto, iyo in maalinta saddex meelood oo meeli aanay iftiimin, habeenkuna uu noqdo sidaas oo kale.