Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 9:13 - Kitaabka Quduuska Ah

13 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii lixaad, markaasaan maqlay cod ka yeedhaya geesihii girgirihii allabariga oo dahabka ahaa oo Ilaah hor yaal,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii lixaad, markaasaan maqlay cod ka yeedhaya geesihii girgirihii allabariga oo dahabka ahaa oo Ilaah hor yaal,

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Malagii lixaad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, waxaanna maqlay cod ka imaanaya afarta gees ee meesha allabariga oo ah dahab taas oo Illaahey hortiisa ku taalo.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 9:13
7 Iomraidhean Croise  

Geesaheedana sannaddiiba mar Haaruun waa inuu ku dul kafaaro gudo; oo dhiigga allabariga dembiga oo kafaaraggud ah sannaddiiba mar waa inuu ku kafaaro gudo tan iyo ka ab ka ab. Waa kan ugu wada quduusan Rabbiga.


Oo waxaynu haysannaa wadaad weyn oo ka sarreeya guriga Ilaah.


Masiixu ma uu gelin meel quduus ah oo gacmo lagu sameeyey, oo u eg tan runta ah, laakiin wuxuu galay jannada qudheeda inuu hadda Ilaah hortiisa inooga muuqdo.


Markaasaan waxaan arkay toddobadii malaa'igood oo Ilaah hortiisa taagan, oo waxaa la siiyey toddoba buun.


Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii shanaad, markaasaan arkay xiddig samada ka timid oo dhulka ku soo dhacday; oo waxaa iyadii la siiyey furihii ceelka yamayska.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan