Muujintii 8:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii labaad, markaasaa waxaa badda lagu tuuray wax le'eg buur weyn oo dab ka ololayo; markaasaa baddii saddex meelood oo meel baa dhiig noqotay; Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH8 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii labaad, markaasaa waxaa badda lagu tuuray wax le'eg buur weyn oo dab ka ololayo; markaasaa baddii saddex meelood oo meel baa dhiig noqotay; Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Malagii labaadna wuxuu ka dhawaajiyay buunkiisi, kadibna wax sida buur holceysa oo kale ah ayaa lagu tuuray badda. Saddex meelood meel badda ka mid ahna waxey noqotay dhiig. Faic an caibideil |
Oo anna daloolka saddexaad dab baan dhex marsiin doonaa, oo waxaan u kala miiri doonaa sida lacag loo miiro, oo waxaan u tijaabin doonaa sida dahabka loo tijaabsho. Magacaygay igu baryi doonaan oo anna waan maqli doonaa, oo waxaan odhan doonaa, Iyagu waa dadkaygii, oo iyana midkood kastaaba wuxuu odhan doonaa, Rabbigu waa Ilaahay.