Muujintii 8:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Malaa'igtii kowaad ayaa ka dhawaajisay, markaasaa waxaa soo dhacay roob dhagaxyaale iyo dab dhiig ku dhex qasan yahay, oo waxaa lagu tuuray dhulka; markaasaa dunida saddex meelood oo meeli gubatay, oo dhirtana saddex meelood oo meel baa gubatay, oo cawskii qoyanaa oo dhammuna waa gubtay. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH7 Malaa'igtii kowaad ayaa ka dhawaajisay, markaasaa waxaa soo dhacay roob dhagaxyaale iyo dab dhiig ku dhex qasan yahay, oo waxaa lagu tuuray dhulka; markaasaa dunida saddex meelood oo meeli gubatay, oo dhirtana saddex meelood oo meel baa gubatay, oo cawskii qoyanaa oo dhammuna waa gubtay. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Malagi koowaad wuxuu ka dhawaajiyay buunkiisi, waxaana yimid dab weyn oo uu dhiig ku jiro oo dhulka lagu soo tuuray. Saddex meelood meel dunida ka mid ahna wey gubatay, saddex meelood meel geedaha ka mid ahna wey gubteen, cawskii cagaarnaa oo dhanna wuu gubtay. Faic an caibideil |
Oo markay ka carareen reer binu Israa'iil, intay ku sii jireen dhaadhaca Beytxooroon, ayaa Rabbigu wuxuu iyaga samada kaga soo daayay roob dhagaxyo leh oo waaweyn ilaa Caseeqaah, oo way dhinteen; oo intii roobkii dhagaxyada lahaa ku dhimatay baa ka sii badnayd intoodii reer binu Israa'iil seefta ku laayeen.