Muujintii 8:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Oo haddana waxaa timid malaa'ig kale, oo waxay is-ag taagtay meeshii allabariga, iyadoo haysata idan dahab ah, oo waxaa la siiyey foox badan si ay ugu darto baryadii quduusiinta oo dhan oo ay ugu shiddo meeshii allabariga oo dahabka ahayd oo carshiga hortiisa tiil. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH3 Oo haddana waxaa timid malaa'ig kale, oo waxay is-ag taagtay meeshii allabariga, iyadoo haysata idan dahab ah, oo waxaa la siiyey foox badan si ay ugu darto baryadii quduusiinta oo dhan oo ay ugu shiddo meeshii allabariga oo dahabka ahayd oo carshiga hortiisa tiil. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Malag kale oo hayay idin dahab ah ayaa imaaday oo soo istaagay meesha allabariga horteeda. Waxaa la siiyay foox badan si uu ula bixiyo ducada dadka Illaahey oo dhan si uu ugu bixiyo allabariga dahabka ah ee ku hor yaala carshiga. Faic an caibideil |