Muujintii 8:12 - Kitaabka Quduuska Ah12 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii afraad, markaasaa waxaa wax lagu dhuftay qorraxda saddex meelood oo meel, iyo dayaxa saddex meelood oo meel, iyo xiddigaha saddex meelood oo meel, in saddex meelood oo meeli ay gudcur noqoto, iyo in maalinta saddex meelood oo meeli aanay iftiimin, habeenkuna uu noqdo sidaas oo kale. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH12 Oo haddana waxaa ka dhawaajisay malaa'igtii afraad, markaasaa waxaa wax lagu dhuftay qorraxda saddex meelood oo meel, iyo dayaxa saddex meelood oo meel, iyo xiddigaha saddex meelood oo meel, in saddex meelood oo meeli ay gudcur noqoto, iyo in maalinta saddex meelood oo meeli aanay iftiimin, habeenkuna uu noqdo sidaas oo kale. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 Malagii afaraad ayaa ka dhawaajiyay buunkiisi, markaas ayaa saddex meelood meel qoraxda, dayaxa iyo xiddigaha lagu dhuftay oo waxey noqdeen madow. Saddex meelood meel maalinta waxey noqotay iftiin la’aan, sidoo kalana saddex meelood meel habeenka. Faic an caibideil |