Muujintii 6:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Oo haddana markuu furay shaabaddii shanaad waxaan meeshii allabariga hoosteeda ku arkay nafihii kuwii loo dilay eraygii Ilaah aawadiis, iyo markhaatigii ay fureen aawadiis, Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH9 Oo haddana markuu furay shaabaddii shanaad waxaan meeshii allabariga hoosteeda ku arkay nafihii kuwii loo dilay eraygii Ilaah aawadiis, iyo markhaatigii ay fureen aawadiis, Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Markii uu furay shaabadda shanaad, waxaan meeshii allabariga hoosteeda ka arkay nafihii kuwii ereyga Illaahey dartiis loo dilay iyo sida ey aamin ugu noqdeen marqaatifurkooda. Faic an caibideil |
Oo markaasaan arkay carshiyo, oo waxaa kuwa ku fadhiyey la siiyey amar ay ku xukumaan; oo haddana waxaan arkay nafihii kuwii madaxa looga jaray markhaatigii ay Ciise u fureen aawadiis, iyo eraygii Ilaah aawadiis, iyo kuwii aan caabudin bahalkii iyo sanamkiisa toona, oo aan aqbalin in sumaddii lagaga dhigo wejigooda iyo gacantooda; way soo noolaadeen oo kun sannadood ayay Masiix wax la xukumeen.