Biblia Todo Logo
Bìoball air-loidhne

- Sanasan -




Muujintii 6:7 - Kitaabka Quduuska Ah

7 Oo haddana markuu furay shaabaddii afraad ayaa waxaan maqlay xayawaankii afraad codkiisii oo leh, Kaalay oo arag.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Oo haddana markuu furay shaabaddii afraad ayaa waxaan maqlay xayawaankii afraad codkiisii oo leh, Kaalay oo arag.

Faic an caibideil Dèan lethbhreac

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Markii uu Wanku furay shaabaddii afaraad, waxaan maqlay codka xayawaanka afaraad oo dhahaya, “Kaalay!”

Faic an caibideil Dèan lethbhreac




Muujintii 6:7
5 Iomraidhean Croise  

Markaasay tageen, iyaga iyo waardiyayaashii, oo xabaashay soo adkeeyeen, dhagixiina way shaabadeeyeen.


Xayawaankii kowaad wuxuu u ekaa libaax, xayawaankii labaadna wuxuu u ekaa weyl, xayawaankii saddexaadna wuxuu lahaa weji u eg weji nin, xayawaankii afraadna wuxuu u ekaa gorgor duulaya.


Oo waan arkayay markii Wankii furay toddobadii shaabadood middood, oo waxaan maqlay afartii xayawaan midkood oo codkiisa la moodo onkod leh, Kaalay oo arag.


Oo haddana markii uu furay shaabaddii labaad ayaa waxaan maqlay xayawaankii labaad oo leh, Kaalay oo arag.


Oo haddana markuu shaabadda saddexaad furay ayaa waxaan maqlay xayawaankii saddexaad oo leh, Kaalay oo arag. Oo bal eeg, waxaan arkay faras madow; oo kii fuushanaana wuxuu gacanta ku haystay miisaan.


Lean sinn:

Sanasan


Sanasan