Muujintii 6:14 - Kitaabka Quduuska Ah14 Oo samadiina waxaa loo qaaday sidii kitaab la duubay oo kale, oo buur walba iyo gasiirad walbaba meeshoodii waa laga dhaqaajiyey. Faic an caibideilKITAABKA QUDUUSKA AH14 Oo samadiina waxaa loo qaaday sidii kitaab la duubay oo kale, oo buur walba iyo gasiirad walbaba meeshoodii waa laga dhaqaajiyey. Faic an caibideilEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Samada waxaa loo duuduubay sida buug, buuraha iyo jasiirad walbana meeshooda ayaa laga qaaday. Faic an caibideil |
oo kalluunka badda, iyo haadda samada, iyo dugaagga duurka, iyo waxyaalaha dhulka ku gurguurta oo dhan, iyo dadka dhulka jooga oo dhammuba waxay ka wada gariiri doonaan hortayda, oo buuruhu way dumi doonaan, oo meelaha dheerdheeruna way wada dhici doonaan, oo derbi kastaana dhulkuu ku soo dhici doonaa.